Guddoomiyaha Guddida Qaranka ee Tacliinta Sare ayaa Tababar u furay Shaqaalaha Guddida

Guddoomiyaha Guddida Qaranka ee Tacliinta Sare ayaa Tababar u furay Shaqaalaha Guddida iyadoo maalmaha soo socda loo bixi doono kormeer kii u danbeeyey ee sannadkan kaasoo lagu soo saari doono kala saraynta Jaamacadaha.