Somaliland Higher Education Conference

Dood cilmiyeedkii labaad oo lagu falanqaynayo Dhisidda qaab dhismeedka hubinta tayada ee Somaliland (Building sustainable quality assurance framework in somaliland) oo ay ka qayb gelayaan Dr Mustafe Khadar Cabdi iyo Dr Maxamed Jaamac Madar iyada oo uu dooda u qaybinayo Dr Axmedzaki Faarax Iidle.