Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare ayaa kulan laba maalood socday u qabtay Jaamacadaha bariga Soomaalilaan kaasoo lagaga arinsanayey tayaynta iyo kor u qaadida tayada Tacliinta Sare ee Soomaalilaan, waxana kasoo qayb galay guddoomiyayaasha Jaamacadaha.